Madaafiic lagu garaacay Xarunta Villa Soomaaliya iyo Khasaaro ka dhashay (Sawirro)

Waxaa goordhaw tiro madaafiic ah lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo kutaala degmada Wardhiigley, madaafiicda qaarkood ayaana ku dhacay xaafado iyo xarumo kale oo ku dhaw dhaw Villa Soomaaliya. Sida aan wararka ku helnay ilaa shan madfac ayaa kusoo dhacay agagaarka xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana goobaha ay madaafiicda ku dhaceen kamid ah guryo shacab, agagaarka … Continue reading Madaafiic lagu garaacay Xarunta Villa Soomaaliya iyo Khasaaro ka dhashay (Sawirro)